i am HARUN WAQOE, a polyglot growth marketer, software builder, writer & tech mentor. i lead the content and partnerships dept. at Nasiye during the day and write or build stuff during the night.
أنا هارون واقوي، كاتب ومعلّمُ تكنولوجيا. أتكلّمُ عدّةَ لغات وأحب بناء الأشياء على الإنترنت، والقراءة وتعلم اللغات. في النهار أعمل مديراً لقسم الاستحواذ على المحتوى والشراكات في Nasiye، وفي الليل أكتب أو أبني البرمجيات. يمكنك مراسلتي على: hi-@- هذا الموقع.
waxaan ahay HAARUUN WAQOOYI, nin madow oo ookiyaal xerta. Waxaan ku hadlaa ilaa 4 luqadood, waxaana xiiseeyaa aqriska, qorista, sheekooyinka, iyo barashada dadka & luqadaha. Waxyaabaha aan aaminsanahay waxaa kamid ah in waxa ugu wanaagsan ee uu qofku qabto, cibaadadda Alle kadib, eey tahay waxa uu yaqaano in uu si bilaash ah kula wadaago dadkiisa. waxaad igala soo xeriiri kartaa: hi @ website-kaan.