magaceygu waa HAARUUN WAQOOYI, waxaan ahay nashqadeeye, muuqaal sameeye, iyo qoraa. waxaan si fasiixnimo leh ugu hadlaa saddex luqadood (ingiriis, carabi, soomaali).

waxaan xiiseeyaa sheegida sheekooyin micno leh, xusuusna reeba. 

waxaan aaminsanahay waxa ugu wanaagsan ee qofku qabto cibaadada Alle kadib in eey tahay inuu aqoontiisa dadka kale la wadaago. 

wixii xog intaan dheer, kaga bogo muuqaalkaan.

Scroll to Top